Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo Jawaab cad siiyay Madaxweyne Donald Trump

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo sheegay in Abiy uu kaga mudnaa biladda abaalmarinta nabadda ee Nobel. Abiy Axmed oo Wariyaasha kula hadlay magaalada Pretoria ee caasimada dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn qaabka ay u xushaan shaqsiyaadka … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy Axmed oo Jawaab cad siiyay Madaxweyne Donald Trump